This account treats the date above as the time of the underlying event, not as a publication date. It is confined to what the cited reporting established at that point. Details that were uncertain, attributed, provisional or still developing remain presented on those terms, and no later result is assumed.

What the reporting established

Dadka deegaanka oo qaarkood la hadlay BBC ayaa sheegay in maanta oo Isniin ah uu dagaal ku dhaxmaray ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ciidamada ay hadda gacanta ku hayaan qeybo ka mid ah magaalada oo qiyaastii 245 KM dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho. Dad badan oo shacab ah ayaa ka barakacay magaalada Baydhabo toddobaadkii la soo dhaafay.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta qeyb ka mid ah magaalada, labo todobaad kadib markii madaxda maamul goboleedyada ay sheegeen in ay xiriirka u jareen dowladda federaalka. Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed waxaa ku sugan ciidamo caalami ah oo isugu jira nabad ilaalin iyo hay'ado samafal oo ku sugan deegaan ay saameeyeen abaaro, colaado iyo barakac.

Is casilaaddiisa ayaa daba socota dagaal maanta magaalada Baydhabo ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulkaas, dagaalkaas oo daba socda khilaaf muddooyinkii u dambeeyayba soo dhex galay maamulkaas iyo dowladda federaalka. Sabtidii ayay ahayd markii doorasho ka dhacday dib loogu doortay Laftagareen inuu sii ahaado madaxweynaha Koofur Galbeed.

"Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 30 march 2026, waxaan iska casilay xilka Madaxweynaha DGKS anigoo ah Md Cabdicasiis Xasan Maxamed Lagtagareen." Ayaa lagu yiri qoraalka. Dhanka kale, wararka nasoo gaaraya Baydhabo ayaa sheegaya in Laftagareen uu goor dhoweyd u dhoofay dalka dibaddiisa, lamana hubo halka uu aaday.

Wararka ayaa sheegaya in Laftagareen uu ka dhoofay magaalada Baydhabo, uuna uga baxay dalka dibaddiisa. Qoraal uu soo dhigay barta Facebook uu ku leeyahay ayuu madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen wuxuu ku sheegay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo.

Scope of the record

The record is most useful when read as a contemporaneous snapshot. It identifies the central development, the people or institutions directly involved and the consequences described by the available reporting. Statements made by officials, witnesses or other parties are not converted into independent findings; their source and status remain material to understanding the account.

The evidence also sets limits on the conclusions that can safely be drawn. It does not support speculation about motives, responsibility or subsequent outcomes beyond what was explicitly reported. Figures and operational descriptions can be revised as fuller information emerges, so the numbers and characterisations here belong to the dated record rather than a final historical tally.